MAAREEYE BUSINESS PLATFORM

Hal meel ka maamul ganacsigaaga oo dhan.

Iibka, lacagaha, macaamiisha, shaqaalaha, warbixinnada iyo automation-ka ku maamul hal madal oo ammaan ah, casri ah oo business-kaaga la kori karta.

Secure PlatformMulti-BusinessReal-Time ReportsRole-Based Access
+

Amaan & Xakameyn

Roles, permissions iyo audit logs lagu ilaaliyo business-kaaga.

+

Ku Habboon Business Kasta

Workspace kasta waxaa loo habeeyey baahida business-kaas.

+

Hal Platform

Users, subscriptions, reports iyo maamulka guud hal meel kaga shaqee.