Amaan & Xakameyn
Roles, permissions iyo audit logs lagu ilaaliyo business-kaaga.
MAAREEYE BUSINESS PLATFORM
Iibka, lacagaha, macaamiisha, shaqaalaha, warbixinnada iyo automation-ka ku maamul hal madal oo ammaan ah, casri ah oo business-kaaga la kori karta.
BUSINESS WORKSPACES
Business kasta wuxuu helayaa qalab iyo workflow si gaar ah loogu diyaariyey shaqadiisa, iyadoo maamulka guud uu ku mideysan yahay Maareeye Platform.
Roles, permissions iyo audit logs lagu ilaaliyo business-kaaga.
Workspace kasta waxaa loo habeeyey baahida business-kaas.
Users, subscriptions, reports iyo maamulka guud hal meel kaga shaqee.